26th April 2024  admin  Category :

Indhacase ” Inta aadan hawada Soomaaliya ka  hadlin , goormaad  ka hadli doontaa Ceerigaabada Ina Xaaji Nuur isa siiyey,  oo dhowr qarni awoowayaashaa deganaayan ama ka talinayeen. Maamulka aad sheeganayso imisa Xildhibaan ayaad kaga leedahay degmada Ceerigaabo. Intii maamulka aad sheeganayso uu jiray, maxay ku dhacday in aan  weli ma loo magcaabin  Duqa degmada Ceerigaabo iyo gudoomiyaha gobolka nin  ka soo jeeda beeshaada,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*