26th April 2024  admin  Category :

 

Saleebaan Cabdi Caatay  ayaa waxaa shirqool u dhigay maleeshiyada SNM,  kuwaaso jidka ugalay islamar ahaantana rasaas ku furay gaadhigii uu saarna iyadoo qorshaha ay ka leeyihiin uu ahaa in ay dilkaasi dusha ka saaran ciidanka puntland.

 

Qorshaha dilkan ayaa ah in colaad Laga dhex abuuro been abuur ah shacabka taleex ee Dhulbahante iyo Ciidamada Harti.

 

Xogta  ayaa sheegaysa in Shirqoolkan oo lagu Bixiyay qarash uu hormuud ka yahay saleebaan Cali Koore Oo Ah wasiirka Biyaha Maamulka SNM ah si loogu dhajiyo dilkaasi in ay fuliyen ciidamada Harti.

 

Maamulka Muuse Bixii iyo Marabbidooda ayaa haatan naf ka dhiganaaya In dagaal laga dhex abuuro beelweynta Harti,  Islamaarkaana waxaa shirqoolada ugu horeeya lagu fuliyay Qaar kamid ah Xubnaha La shaqeeya SNM iyadoo lagu Shabadeenaayo Dilkaasi Ciidanka Harti.

Waxaa Dhaawac ah SIDOO KALE, Gudoomiyihii Degmada Taleex Saleebaan Food Xaaji Diiriye.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*