19th May 2024  admin  Category :

Inka badan sagaashan beerood oo ku yaala degmada Buuraan oo gubtay

Masuuliyiin ka socdey  Wasaarada Degaanka Puntland ayaa dib uga soo laabtay ka dib safar Ukuur gelida oo ay ku  tageen Degmada Buraan Ee Gobolka Saaag, Wasiirudawlaha Wasaarada Deegaanka Beeraha iyo is bedelka Cimilada, Cabdi Rashiid Maxamuud Geelle  oo aan  waraysanay intay Kormeerka ku jireen isaga iyo Weftigisa  ayaan nooga Waramay waxay soo arkeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*