28th March 2024  admin  Category :

Imaam ka tirsan jamacadda Al-Azhar ee dalka Masar , ayaa shaqadii looga  joojiyey ka dib markii uu hees ka qaaday Barnaamij ka baxa talafishanka dalka Masar

Imaam ka mid jaamacadda   Al-Azhar ee dalka Masar ayaa raalin gelin bixiyey , ka dib markii shaqada looga faraiisiyey canbaarayn badan oo uga timid hees uu ka qaaday talafishanka

Imaamkan oo magaciisa la yiraahdo Sheikh Ehab Younes, ayaa ka qayb qaadanayey barnaamij ka baxa talafishanka Masar, cabaar markii barnaamijku soconayey  ayaa qofkii marti gelinayey barnaamijka  wuxuu  ka codsaday Imaamka  oo ku celceliyay inuu qaado oo ku luqeeyo  hees  lagu xasuusto, OO KA MID AH  heesihii  fananadii Carbeed ee Umm Kulthum

Imaam  Ehab isaga oo ku luayanaya ayuu dhowr sadar ka qaaday heestii Umm Kulthum ee لسه فاكر“Lesa Faker” (“Do You Still Remember?”) weli ma xasuusataa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*