16th January 2025 admin Category :
Riwaayadda ay Jabuuti Ka dhigayeen Dirta Waqooyi iyo tan Koonfureed waxay ahayd mid xitaa ku cusub USCda.
Cabdiraxmaan Ibbi, oo ka soo jeeda beesha Dirta Koonfureed, ayaa markuu ahaa wasiirka Kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda ee dawladda Federaalka Soomaaliya waxay bulshada caalamku soo jeedoyeen in saldhig lagula dagaalamo argagixisada laga dhisbo Boosaaso Puntland, Waraysigii ugu horeeyey ee uu bixiyey wuxuu ku sheegay ina Puntland tahay “Hooyadii Budhcad badeeda “, sidaas awgeedna aan saldhig laaga dhisayn, Saldhigii uu caalamku la rabay Puntland, Soomaaliya wuxuu u saxiixay in Jabuuti laga dhiso. Waana saldhiga Jabuuti ku yaal maanta.
Maanta ninkii noocaas ahaa ayaa riwaayadda ku dhigayey inuu uu hadlayo Sool iyo Sanaag, halka Isaaqiina u hadlayaan Somaliland
Ma kula tahay in Daarood doodan ka qaybb qaata laga waayey geeska Afrika, Jawaabtu waa maya ee waa loohu talo galay, Ma kula tahay in Dirtu ay garnaqsanayso?