29th March 2024  admin  Category :

Bulshada  degaanka Hurufadhi Oo doortay gudoomiye cusub oo Putland ah

Waxgaradka odayaasha iyo gudida golaha deegaan degmada hurufadhi ee gobolka cayn ayaa doortay gudoomiye ”Aadan Maxamed Xasan iyo Kuxigeenkiisa Bare Cali Cilmi

Shacabka Deegaanka hurufadhi oo warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay in ay guud ahaanba udhan yihiin doorashada Muumulkan cusub.

Magaalada tariikhiga ee hurufadhi ayaa waxa ka socda Ceel-biyood kaas oo ay wado qodistiisa maamulka Putlandd

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*