27th April 2024  admin  Category :

Haddii aad horay uga xumayd hooyooyinkii Soomaaliyeed ee Laascaanood qaabka qabyaaladaysan looga musaafuriyey, kuwaas oo ka soo jeeday gobolada Vay iyo Bakool.

Hooyadan aad hoos ku daawan doontaa ee hadda ku sugan dalka Maraykanka waxa lagu aflagaadeenayaa, lagu dhibaateenayaa waa u istaagidda midnimada Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*