![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/03/100247825_p05zwhyw-624x351.jpg)
27th July 2024 admin Category :
Hooyo uu wiilkeedu dilay mas uu Marabbi ahaan u haystay, ayaa weli sii waday xanaanaytii maskii dilay wiilkeeda
Daniel Brandon, oo 31 jir ah ayaa waabaayadii maskii qaniinay ugu dhintay meel u dhow Basingstoke, Hampshire dalka Ingiriiska sanadkii hore
Hooyada dhashay wiil masku dilay ayaa sii haysay maskii oo aad u xanaanayn jirtay una bixisay Tiny dhimashada wiilkeeda ka dib.
Laakiinse hadda waxay ugu deeqday meesha lagu hayo xamaaraatada ee Hadlow, Kent.