Faisal Roble: “Haddii aan caawa 12:00AM kahor xal la helin dalku wuxuu gelayaa qalalaase siyaasadeed, arrinta ugu muhiimsanna waxa weeye in caawa wixii ka danbeeya dalku u baahanayo gacan ku qabasho”

Faisal Roble: “Haddii aan caawa 12:00AM kahor xal la helin dalku wuxuu gelayaa qalalaase siyaasadeed, arrinta ugu muhiimsanna waxa weeye in caawa wixii ka danbeeya dalku u baahanayo gacan ku qabasho”
Wasiir Geele oo Hadhimo sharafeed ugu sameeyey Suldaan Siciid beerta Hidda-Raac
Wasiir Dawlaha Wasaaradda Deegaanka isbedelka Cimilada Dawladda Puntland Cabdirashiid Cali Gelle , ayaa maanta Hadhimo sharafeed ugu sameeyey duleedka magaalada Garoowe beerta Hidda-Raac Suldaanka Guud ee beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Garaad Calishire , Cuqaal , Wasiiro , Xildhibaano , Agaaaimeyaal, Dhalinyaro iyo aqoon yahan kasoo jeeda gobollada Sanaag iyo Haylaan .
Wasiirka oo ka rajo weyn inuu kamid noqdo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee Socda ayaa uga mahad celiyey in Suldaanka iyo Marti sharfeedkuba ay soo ajiibaan Hadhima sharafeedka , talo iyo ducona ugu daraan .
Ugu danbayntii guud ahaan dadkii Hadhimo sharafeedka ka soo qayb galay ayaa aad u soo dhoweeyey in Wasiir Cabdirashiid uu ka mid noqdo Baarlamaanka Soomaaliya, iyaga oo sidoo kale ugu hambalyeeyey howl karnimada uu biladda kaga helay Dawladda Puntland wasaaradda uu wasiirka ka yahay
ALLSANAAG.COM
Guddoomiyihii hore ee degmada Badhan, Cabdirisaaq Axmed ciise & Dhaqashada Geela
Maxaa u furan Madaxweyne Farmajo caawa Febraayo 7, 2021 kahor saacadda:11:59:59?
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde oo ka hadlay fashilka ku yimi shirka maalmihii lasoo dhaafay magaalada dhuusamareeb uga socday madaxda DFS iyo kuwa Dawladaha xubnaha ka ah oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Muddo xileedka Madaxweynuhu Dawlada Federaalka Somaaliyeed ku eg 7da Febraayo 2021
Sida ku cad Qodobka 2 – aad ee Qaraarkii ka soo baxay Barlamaanka Federaalka Somaaliyeed 8.2.2019 ee lagu dhaariye Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed wuxuu tilmaamayaa sida waafaqsan Qodobka 89 aad ee Dastuurka Dawlada Federaalka ah in mudo xileedka Madaxweynuhu Dawlada Federaalka Somaaliyeed ku eg yahay 7da Febraayo 2021
Prof.Afyare Cabdi “Fashilka Doorashada Waxaa Qaadanaya Madaxweyne Farmaajo”
Xasan Sheekh “Haddii Madaxweyne Farmaajo uu ku shaqeynayey Barnaamij uu Siciid Deni soo qortay muu talada dalka ku wareejiyo Deni doorasho ha qabtee illeen isagu wax ma qabankaree”
Prof Xasan Sheekh”Haddii Madaxweyne Farmaajo uu ku shaqeynayey Barnaamij uu Siciid Deni soo qortay muu talada dalka ku wareejiyo Deni doorasho ha qabtee illeen isagu wax ma qabankaree”Isagoo sii hadlaya ayuu yiri”Farmaajo 4-sano ayaa isaga oo Faashil ah loo samrayey waa inuu umadda Soomaaliyeed ka hor-wareego meeshuu rabo ha aadee”
Xasan Sheekh “Haddii Madaxweyne Farmaajo uu ku shaqeynayey Barnaamij uu Siciid Deni soo qortay muu talada dalka ku wareejiyo Deni doorasho ha qabtee illeen isagu wax ma qabankaree”
Wasaaradda Xananada Xoolaha Dawladda Puntland Oo Kashanaysaa Hay,adda FAO iyo NGO GARDO ayaa Degmada Badhan Waxay 300 oo Qoys oo Xoolo-Dhaqato ah ugu qaybiyeen Calafka Xoolaha oo loogu tala galay Deegamada dadka uu Saameeyay Ayaxu.
Xildhibaan Cabdirashiid Xidig “Dalkeena mudo kororsi kama suurageli karto”