28th March 2024  admin  Category :

Beesha reer Diini ee Mareexaan oo raali gelisay Beesha Isaaq oo wax ka tabanaysay sodon sano

Soomaali waa is wada dishay oo dagaal sokeeya ayaa ka socday dhexdooda muddo sodon sano ah.

Madaxweyne Farmaajo oo Soomaalya hogaaminayey sadex sano, ayaa ku guul daraystay inauu Soomali dhexdeeda dib u heshiisiin u sameeyo, taas oo sababtay iin uu manta madaxweyne Farmaajo beel ahaan cafis u waydiisto Beesha Isaaq oo iyagu xasuuqii uGu xumaa Soomali dhexdeda ka gaystay waqooyiga Soomaaliya, Loona baahnaa inuu manta yiraahdo maxkamada calami ah ayaa la tiigsanaynaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*