26th July 2024  admin  Category :

Dalka Niger ee ku yaal   galbeedka Qaaradda  Africa, ayaa waxa uu  joojiyey Dameerihii uu u dhoofin jiray dalala Bariga fog uu ka mid yahay Shiinihu. ka dib markii ay u dalbadeen in loo soo dhoofiyo Dameero tiro  badan. Dawladda Niger ayaa waxay  ka baqday in dalkoodu Dameeruhu ka dhamaadaan, kuwaas  oo wax badan u qabta Shacabkooda, sababtaas  awgeedna waxay  joojiyeen dhoofintii  Dameeraha ee lo dhoofin jiray Shiinaha

Dalalka Bariga fog,  ayaa horay  u dhameeyey Maroodigii, Jeertii , Wiyishii iyo Maso cagalaydii Africa oo ay   ku sheegi jireen  in  cunida  Hilibkoodu ay xoojiso   Galmada . Maantana hilibka Dameeraha waxay ku  sheegeen in dawo laga helo. Dawadab ayaa noqonaysa Burcad lays marinayo ,  ka dibna aad  ka yaraanaysoda’dii aad ahayd . Sidoo kale waxay sheegeen in hilibka Ximaarka ay ku jirto dawo ku fiican Galmada iyo ugxan korinta lamaanaha ilmaha doonaya. Meelo ka mid ah Shiinaha  hilibka Dameerka oo la xawaasheeyey, Filfilna lagu daray waa cuntada loogu jecel yahay oo uGu qaalisan

Haragga dameeku sanado ka hor waxa uu ka  ahaa AFRICA  $4 maantana waa $50. Qiimaha dameerka wuxuu Africa ka ahaan jiray  $34. maantana  waa $145

A donkey pulling a cart in Niger

Image copyright AFP

Donkeys pull wheelbarrows as villagers cross a muddy path, on August 3, 1988 in Ouagadougou,Image copyright AFP

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*