19th December 2024  admin  Category :

Odayasha Habar jeclo mar waxay leeyihiin  “Hartiyoow hubka aad Habar yoonis soo  siinaysaan waxaan idin ka codsanaynaa inaad naga  joojisaan. Isla Muuqaalkas Odayaasha Habar jeclo waxay leeyihiin Ciidamaddii Habar jeclo waxay joogaa jiidda hore ee Tukaraq. Maleeshiyaadkii Siilaanyo hubayn jiray  ee maalin walba dhul ayna lahayn ku habsan jiray ayaa maanta markii runta arkeen calaacal bilaabay . Ciidamada habar jeclo oo au sheegeen inauy Tukaraq joogaan maxay ka qabanayaan, soo maaha kuwii nolosha iyo nabdda u diiday reer Sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*