8th May 2024  admin  Category :

Labo qof oo ka soo kal jeeda Beelaha Dhulbahante iyo Majeeteen ayaa lagu kala dilay Ceeryaan iyo Borame.

Ina Biixi,  oo agoon ahaa aabihiisna horay ay SNMtu ugu dishay magaalada Ceerigaabo, oo ka soo jeeday  Beesha Dhulbahante, Cali Geri, Warfaa Cali Geri, Hooyadiisna ay ka soo jeeday Xudun ayaa maanta lagu dilay Ceeryaan oo u dhow magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Waxa dilay sida la sheegay nin ka soo jeeda beesha Habarjeclo, Muuse Abokar, baho, oo walaalkiis lagu dilay dagaalkii Tukaraq

Sidoo kale magaalada Borame ee gobolka Awdal, waxa lagu dilay nin ka soo jeeda beesha Cali Saleebaan, Majeerteen.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*