20th May 2024  admin  Category :

Dawladdda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku wargelisay Maamul Goboleedka Hargeeysa in ay doorashada soo socoto ay ka qeeyb gelli doonaan, ayna tahay ineey soo gudbiyaan musharixiinta maamulka hargeeysa oga qeeyb gelli doonta doorashada soo socota ee ka dhici doonta dalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*