18th April 2024  admin  Category :

xIL. Daahir Amiin Jeesoow oo gaadhi Toyota Hilux ka dhacay Qaranka Soomaliyeed

Warqad ka soo baxday xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa lagu faray illaa 14 masuul oo ka tirsan dowladda, kuwaas oo qaarkood horay xilalkii looga qaaday inay dib u soo celiyaan gaadiid ay dowladdu leedahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*