29th March 2024  admin  Category :

Xaaluf ba’an ayaa lagu hayaa dhirta deegaano hoos tagga degmada Burtinle. Hadaba, odyaasha ayaa dalbaday in maamulka Puntland ay si dhaqso ah u soo gaaraan oo ay arkaan masiibada lagula kacay dhirta taas oo loo adeegsaday cagaf cagafyo sida la sheegay ay leeyihiin shirkadda dhismaha ku wada laamiga ee Gaalkacyo.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*