![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/09/41861704_10215335552956543_7418073166381056000_n-624x468.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Xiuldhibaanada Laya oo sidii ilmo adeerteed Axmed Xuseen, Cabdi warsame ku guulaystay Xildhibaan reer Yurur.
Xildhibaanad Leila Ali, ayaa noqotay Gabadhii u horeysay Ee kasoo jeeda Geeska Africa kana mid noqota Barlamaanada Dowladaha dhexe Ee Federaalka Dalalka Europe N.America, Austerlia. Laila waxay sidoo kale Taariikhda kusoo kordhin doontaa inay noqotay Gabadhii u horeyaysay Oo Xijaaban lugta saarta Gudaha Barlamaanada Dalalka Reer Galbeedka.