3rd October 2023  admin  Category :

Hambalyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdihakiim Xaaji Maxamed (DhooboDaareed).

Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay.

Waxaa lasoo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada xildhibaanada ay ku dooranayeen guddoomiyaha baarlamaanka.

Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo) oo helay 43-cod ayaa ku guuleystay Gudoomiyaha cusub ee Barlamanka.

Yaa noqonaya Gudoomiyaha Baarlamaanka?


 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*