23rd October 2024  admin  Category :

Gaas oo shahaado sharaf guddoonsiiyey Bile Faarax Xasan Maxamed

 

Madaxweynaha Dawlada Puntland Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyey Bile Faarax Xasan Maxamed ,Taas oo uu ku mutaystay Kartidiisa ka qayb qaadasho ee difaaca Puntland .
Bile waa muwaadin reer Puntland ah oo ku nool magaalada Jiingada ee degmada Xingalool ee gobolka Sanaag.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*