23rd December 2024 admin Category :
HAGIYO SAHAL ma ku wada shaqayn doonaan dalka Ingiriiska.
Safiirkii ugi horeeya ee Ra/isawasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad , ay isku raaceen uu noqon doono safiirka Soomaaliya u fadhiyi doona dalka Ingiriiska, ayaa dhowaan la magcaabayaa.
Yuusuf Ccatnte, oo lagu xasuusto warbixintiisii tirakoobka ee uu soo saaray, kuna sheegay in degaanada beesha Baadi cade degto ayaa ka weyn iyo dad badan tahay degaanada Beesha Dhulbagante degaan, ayaa dhowaan dawladda Soomaaliya u magcaabi doontaa Safiirka Soomaliya u fadhiyo doona dalka Ingiriiska oo ah xarunta Ururkka SAHAL oo loo sameeyey ka shaqaynta midnimada Soomaaliyeed iyo la dagaalanka qabyaaladda