
20th May 2026 admin Category :
Fiqi oo si qabyaaladaysan uga jawaabay shaqo abuurkii qoyska Madaxweynaha lagu shaqaalaysiiyey.
"Gabadhaydu xuquuqdii muwaadinimo kuma luminayso in aan Madaxweyne ahay…" MW Hassan Sheikh oo ka jawaabay in uu qoyskiisa xilal u magacaabay. pic.twitter.com/0ZunYgYouC
— Mohamed Yusuf Bakayle (@MoBakayle) May 1, 2023







