26th April 2024  admin  Category :

Hawiye Action Group (HAG) iyo Somalida midnimada neceb (SNM). Xafiis walba ee Soomaaliyeed  dal iyo dibadba  iyagaa fadhiya   oo hadana diidan in Qaran Soomaaliyeed la helo. Maanta Ney york iyo Qaramada midoobey ayeey isugu habar wacdeen. Caynte warbixintii ugu danbaysay ee uu ka soo  saaray tirakoobka beelaha Soomaaliyeed, markuu ahaa wasiirka qorshaynta  , Yuusuf Garaadna uu ka sheegay ama ka faafiyey  BBcda waxay ahayd in  beesha Gugundhabe, ee  Hawiye ay  ka degaan weyn tahay beesha Dhulbahante, Maantana Umadda Soomaaliyeed waxay sugayaan warbixintooda labaad

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*