19th December 2024 admin Category :
Shirka Ingiriiska LAGU QABANAYO ma beelaha Hawiyaa ayaa loo qabanayaa mise Soomaali oo dhan ? Baarlamaanka Federaalka iyo golaha xukuumada ayaa isku raacay in madaxweynayaasha maamul goboleedyada laga saaro guddiga amniga qaranka, halka dhalinyaro hal beel ka soo wada jeedana ay u magcaabeen Guddiga qaban qaabada shirka London. Wasiiradda, wasiiro ku xigeenada, Wasiirul dawlayaasha, Agaasimayaasha wasaaradaha shirkan u qaabilsan iyagu maxay qabanayaan?