28th March 2024  admin  Category :

Xildhibaankii iyo warbaahintii Muqdisho haddii ayna dawladnimo doonayn maa Caasimadda Soomaaliyeed laga raro Muqdisho.

Sawirka sare waa Hiiraan Online oo leh ” Reer Beledweyne  oo dhibataysan ayaa madaxweyne Farmaajo dalka ka dhoofay; Iyaga oo og in dawladdnimada Soomaliya ayna  hal qof ahayn, laakiinse ujeedadoodu waa inay dadka qaab qabiil ku  kiciyaan,  gaar ahaan beesha Hawiye oo ay indho u yihioin

Qoraalka hose waa Xildhibaan Mahad Salaad oo leh Farmaajo dhalinyaradii Soomaaliyeed ayuu garoonka Muqdisho  kaga dhuuntay, Waa xildhibaan ka mid ah Xildhibaandii shalayy umadda Soomaaliyeed sugayeen inay isvedel  keenaan

Labadaa sawir isku fiiriya. halka ay qabyaaladdu ka marayso

Image result for hiiraan online man of the year

No automatic alt text available.

Image may contain: one or more people and text

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*