25th November 2024 admin Category :
Waa maxay sababta uu Madaxweyne Farmaajo Ciidan qaran u dhisi la’yahay uuna uga dhamaan l’ayahay xeryaha maleeshiyo beeleeda Muqdisho ay ku jiraan . Sabatu waaxa weeye ma haysto la taliye kula taliya haddii ra’sal wasrihii Soomaaliyeed uu noqday duqa magaalada Muqdisho, kana dhamaan waayey xaafadaha magaalada Muqdisho bal adigu iska dhig madaxweyne Qaran,
Ciidanka Soomaliyeed ee buurha Calmadow kula dagaalamaya alshbabaab goormay iyagu heli doonaan madaxweyne Soomaaliyeed oo soo booqda, kooda dhaawaca halista qaba goormaa dibadda loo qaadayaa , tababar caalami ah goormay helayaa , Goormay helayaa qalab ciidan oo dhamaystiran. saamigii ay ku lahaayeen deeqaha caalamku ugu talo gashay in Alshabaab lagula dagaalamo meel kasta oo ay Soomaaliya ka joogaan.