23rd October 2024  admin  Category :

Ciidamo is abaabulay oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante ayaa weeraary labo saldhig oo maleeshiyaadka SNM ku lahaayeen  gudaha magaalada  Laascaanood

Haada oo sacaadu tahay  4:47 AM geeska Afrika  waxa  ka Socda badhtamaha Magaalada laascaanood diryanka raas xoogan oo dhankasta laga maqlaayo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*