26th July 2024  admin  Category :

Wararka ka imaanaya maamulka SNM saaka ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka SNM ay kala dageen gaadiidka dadweynaha Magaaladda Caynaba labo wiil oo Arday Reer Puntland ah ,kuwaas oo ku socday magaaladda Hargeysa.

Maleeshiyaad katirsan Somaliya  diidka Hargeysa aya qabtay labadan dhalinyayarada ah iyado an la ogayn halkay geyeen ilaa iyo hadda ,wararka qaar ayaa sheegaya in Hargeysa la geyaay halka Wararka qaarna ay shegayaan in Xabsi la dhigay.

Qabashadda labada wiil ayaa kusoo beegmaysa xili Faysal Cali dhurwaa Abu Daacish  uu horey u cadeyaay in la laayo Ardayda Reer Puntland ee ku sugan ama wax ka barata Somaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*