29th March 2024  admin  Category :

Joornaalada Carabta oo lagu qoro beesha Daarood ayaa Soomaaliya Kurdistaan ka ah   iyo kuwa Afrika oo lagu qoro Beesha Daarood ma degaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdishi sidaas awgeed Soomaaliya Madaxweyne kama noqon karaan .  Maantana in lagu hanajabo in Soomaaliya lagu soo celinayo mid la mid ah   xasuuqii Isir nacaybka aha  ee 1991 ay USC  sameeyeen markii ay soo galeen Muqdisho iyo     kufsigii iyo bililiqadii ay ka gaysten Koonfurta Soomaaliya  , haduunan hadalkaasi ahayn Hadal Mooryaanimo maxaad adigu ku sheegi lahayd.

Hoos ka akhriso maqaal af Carabi oo uu qoray agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya

http://studies.aljazeera.net/reports/2014/11/2014112062155615209.htm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*