26th December 2024 admin Category :
Joornaalada Carabta oo lagu qoro beesha Daarood ayaa Soomaaliya Kurdistaan ka ah iyo kuwa Afrika oo lagu qoro Beesha Daarood ma degaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdishi sidaas awgeed Soomaaliya Madaxweyne kama noqon karaan . Maantana in lagu hanajabo in Soomaaliya lagu soo celinayo mid la mid ah xasuuqii Isir nacaybka aha ee 1991 ay USC sameeyeen markii ay soo galeen Muqdisho iyo kufsigii iyo bililiqadii ay ka gaysten Koonfurta Soomaaliya , haduunan hadalkaasi ahayn Hadal Mooryaanimo maxaad adigu ku sheegi lahayd.
Hoos ka akhriso maqaal af Carabi oo uu qoray agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya