2nd December 2024 admin Category :
Murashax reer Puntlland ah ee ka soo jeeda beesha Cali Saleebaan ayaa loo diiday inuu ka khudbadeeyo Barxadda Qardho, halka Murashaxiinta beesha Cismaan Maxamuud shalay oo u danbaysay ay ka khudbadeenayeen. Ilaa hadda ma jiro siyaasi reer Puntland ah oo arintan foolxumada ah ka hadlay
Qaar ka mid ah Murashaxiinta beesha Cismaan Maxamuud ee aamnisan in markani tahay markoodii, ayaa hadda waxay leeyihiin haddaanu ku guulaysano hogaanka Puntland waxaanu Qardho ku casumaynaa Gacan ku dhiigle Muuse Biixi . Murashaxiinta Cimaan Maxamuud ee amarka ku bixiyey in Faarax Cali Shire uuna barxadda Qardhu ka khudbadayn ayaa ku xisaabtamaya Xildhibaanada Beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli oo ay aaminsan yihiin inay laaluushi doonaan, ka dibna ay Muuse Biixi Qardho keeni doonaan.