
4th December 2023 admin Category :
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow, oo hadda ku dhuumaalaysanaya Villa Wardhiigleey ayaa muuqaal uu caawa iska duubay ku sheegay jn loogu dul qaato sharci darada uu samaynayo. Sidoo kalena ku sheegay in isbahaysiga isbedel doonkaka ay yihiin Wiilal yar yar oo warbaahina ka qaylinaya