13th July 2026 admin Category :
Gudoomiyaha golaha wakiillada dawladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta dib ugu soo laabtay Garoowe waxaana soo dhaweeyey gudoomiye ku xigeenada golaha, xildhibaano iyo howl-wadeeno golaha ka tisan .