8th February 2023  admin  Category :

Gudoomiye Maxkamdeed ee maamuka Hargaysa oo Madaxa laa buheeyey

Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Salaxley Sheekh Axmed ayaa bakoorad madaxa lagaga dhuftay, iyadoo uu dhaawac kasoo gaadhey madaxa, xilli uu ku sugnaa Gudaha Maxkamadda.

Guddoomiyaha ayaa waxaa dhaawacay nin maxbuus ah oo ku sugnaa Maxkamadda. Salaxleey ayaa ah magaalada uu ka soo jeedo Gudoomiyaha beeelaha Garxejis ee garabka SNM Faysal Waaabe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*