16th December 2025 admin Category :
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Dawladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Soo xiray Kal-fadhigii 46-aad ee Golaha Wakiillada oo muddo 45 casho ah uga socday Garoowe .