
23rd February 2025 admin Category :
Gudoomiyaha cusub ee degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag Faarax Maxamuud, oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli ayaa digniin u diray Saraakiil SNM ah oo horay xasuuq uga gaystay gobolka Sanaag oo hadda sheeganaya inay yihiin Isimo oo welina hogaaminya Maleeshiyaadka SNM sida ina Xuseen Xasan iyo Faray