1st May 2024  admin  Category :

Cabdi xaashi Cabdillahi ayaa ku guulaystay doorashada guddoomiyaha Aqalka sare, waxa uuna helay.

1: Cabdi Xaashi Cabdillaahi 28 cod.

2: Saalax Axmed Jaama 24 cod.

3: Cismaan Abuukar Dubbe 2 cod.

Image

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*