26th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril iyo safiirka Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Aden Xassan Aden, oo maanta kulan ku yeeshay xafiiska Gudoomiyaha ayaa waxaa ku wehliyey Xildhibaanada Golaha Wakiillada DPL, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo Xiriirka soo jireenka ee labada Dawladood ee walalaha ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*