29th November 2024 admin Category :
Gudiyada Dastuurka Barlamaanka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada oo Garoowe Gaarey.
Gudiga dastuurka dowladda Federaalka somaaliya ,kuwa maamul Goboleedyada iyo gudiga dib u eegista dastuurka madaxa banaan ayaa soo Gaarey Caasimada Puntland Ee Garoowe ,halkaasi oo lagu qabanayo shirweynaha labaad Ee dib u eegista Dastuurka