26th July 2024  admin  Category :

Guddoomiyihii Jaamacada Maakhir iyo ku xigeenkiisi oo xilka laga qaaday 

Guddoomiyihii Jaamacada Maakhir iyo ku xigeenkiisi oo xilka laga qaaday,halka Gudoomiye cusub iyo ku xigeenkiisa la magacabay kadib shir Albaabadu u xiranyihiin oo ka dhacay gudaha Jaamacada Maakhir ee Magaaladda Badhan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*