7th September 2024  admin  Category :

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO BOOQDAY GUDDOOMIYIHII HORE EE GOLAHA SHACABKA BJFS MUDANE MAXAMED SHEEKH CUSMAAN JAWAARI.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo safar transit ku ah magalada Istanbul ayaa waxaa uu booqday Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, oo arrimo caafimaad u jooga dalka Turkiga.

Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu Guddoomiye Jawaari xaaladiisa ay aad u wanagsan tahay islamarkaana uu caafimaad qabo waxa uuna Alle uga baryay inuu u siyaadiyo caafimaadkiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*