
14th March 2025 admin Category :
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Soo Saaray Liiska 14-ka Guddi Ee Golaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddi ee Golaha iyo magacyada Xildhibaannada ka mid noqanaya Guddiyada kala duwan ee Golaha Shacabka BJFS.,
Madaxda Wasaaradda Diinta iyo Qaar Ka Mid Ah Culimada Soo









