7th May 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia ayaa magacaabay Guddi ka kooban 13 mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo baaritaanno ku soo sameynaya dhacdooyin dad rayid ah lagu dilay oo ka kala dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb ee Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Halkan hoose ka akhriso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*