26th July 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Ra’isul wasaaraha magacaaban oo kulmay

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ugu hambalyeeyay xilka qaran ee loo magacaabay.Ra’iisul Wasaaraha ayaa Guddoonka Golaha Shacabka ka codsaday in ay ku gacan siiyaan sidii uu heli lahaa kalsoonida Golaha, si una soo dhiso xukuumad cusub.Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha shacabka xildhibaan Cabdulaahi Abshirow ayaa kulan ka qeybgalay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*