18th April 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Reer Maakhir,  qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee   Marxuum Cali Maxamed Xasan (Cali Qoorseef ) oo maanta ku geeriyooday magaalada Haegaysa ee caasimadda waqooyi galbeed.    

Marxuum Cali Maxamed Xasan (Cali Qoorseef ) , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*