Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Loolanka ay wadamadu ugu jiraan Soomaaliya xilli la shaaciyay waqtiga shidaalka la qodi doono Ciyaaro jaan iyo jiibleh ayaa lagu qaabilayaa markay sidaas ciida faraha u dhigeenba caasimadda Soomaaliya – wafdi ka socda Boqortooyada Sucuudiga kuwaas oo daahfuraya mashaariic cusub …

23rd September 2024  admin  

Madaxweynaha JFS oo saxiixay heshiiska iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ay ansixiyeen Xildhibaannada Labada Gole ee …

23rd September 2024  admin  

Heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya saameyn maku yeelan karaa kii is afgarad ee Itoobiya iyo SNM Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa arbacadii cod aqlabiyad ah ku ansixiyey heshiis ay dowladda Soomaaliya la gashay dhiggeeda dalka Turkiga, kaas oo ku …

23rd September 2024  admin  

Sida uu u dhacay dilka Imaamkan Soomaaliga ah ee meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaal Ingiriiska Imaam si weyn looga ixtiraami jiray magaalada Cardiff ee dalka Ingiriiska ayaa lagusoo warramayaa in lagu dilay isla magaaladaasi, iyadoo qof loo xiray …