Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey wax ka baddalka dastuurka Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey waxkabaddalka afartii cutub ee dastuurka Soomaaliya marka laga reebo dhowr qodob. Afarta cutub ayaa mid mid loogu codeeyay kadibna labada gole …

22nd September 2024  admin  

Senator Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku tilmaamay wax ka bedelida dastuurka in aysan ahayn dib u eegis balse tahay dastuur cusub oo la qorayo. “Nidaamkeenu waa Baarlamaani, laakiin waxa uu Xassan Shiikh wado dib u eegis maaha ee waa dib u …

22nd September 2024  admin  

Caabduwaaq oo lagu qisaasay ninkii dilay weriye Cabdikariin Axmed Bulxan Magaalada Caabudwaaq waxaa maanta dil toogasho ah lagu fuliyey Cabdixakiin Axmed Cigaal oo ahaa ninkii dilka u gaystay weriye Cabdikariiin Axmed Bulxan 13kii bishan. Dilka Cabdixakiin ayaa ahaa qisaastii weriyaha, …

22nd September 2024  admin  

Puntland oo u dul qaadan wayday dhaqanka siyaasadeed ee Muqdisho yaala. War murtiyeedhttps://t.co/WFpZgT7Pzc@UNinSomalia @UKinSomalia @US2SOMALIA pic.twitter.com/3kPqrpbax6 — Puntland State TV (@puntlandstatetv) March 25, 2024 …