Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Wasiirka Wasaradada Cafimaadka Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa warbixin ka biixyay shirka guddiga xakamaynta iyo ka hortaga cudurada faafa ee Dowladda Puntland. …

22nd September 2024  admin  

Muxuu yahay muuqaalka lagu heysto Trump ee uu ka faafiyay Biden? Kooxda ololaha Biden ayaa Donald Trump ku cambaareeyay inuu baraha bulshada kusoo wadaagay muuqaal muujinaya gaari xamuul ah oo sida sawirka madaxweynaha Mareykanka oo lugihiisa iyo gacmihiisu isku xiran …

22nd September 2024  admin  

Go’aanka Dowladda Puntland oo caawa kasoo baxay Shir Gole Wasiir oo aan caadi aheyn, Kaasi oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor. Waxaa Warbaahinta la wadaagay Wasiirka …

22nd September 2024  admin  

Maanta Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa ansixiyey wax ka beddel lagu sameeyay dastuurkii kumeel gaarka ahaa. Waxaa la sheegay in ay soo xaadireen labbo boqol iyo xooggaa, balse ma’ahan wax la hubo in tiradaas ay soo xaadireen. Si kastaba ha …