Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Maxay ku kala duwan yihiin Ciidmada Shisheeye oo lg bedelayo kuwo kale oo shesheeye ah Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa todobaadkan soo dhoweeyey codsi ay gudbisatay dawladda Soomaaliya oo ahaa in Midowga Afrika uu hoggaamiyo ciidamo caalami …

22nd September 2024  admin  

Bilan Osman: Waa tuma gabadha Soomaaliyeed ee hadalhay Bilan Cusmaan oo ku nool dalka Sweden ayaa maalmihii lasoo dhaafay hadalhayn ka dhalisay guud ahaan baraha bulshada gaar ahaanna dalkaas, ka dib hadal uu sheegay nin isaguna dalkaas kasoo jeeda. Gabadhan …

22nd September 2024  admin  

انا لله وانا اليه راجعون Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qorsheel,wasiirku xigeenka, wasiiru dawlaha Agaasimaha guud dhamaan Agaasimayasha waaxyaha iyo shaqaalaha guud wasaaradda waxay tacsi u dirayaan Dr Nadiira C/lahi Aadan oo ahayd dhakhtaradii Qalliinka ee Hospital guud ee …

22nd September 2024  admin  

Waa geeri aad iyo aad u naxdin badan, Illahay SWT Janatul Fardowsa alaclaa ha ku casuumo, Illahay su’aasha ha ku sugo kitaabkeedana midigta ha ka siiyo. Waa geeri aad u xanuun badan oo dadka reer Sanaag ah oo dhan wada …