Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Yaa ka danbeeya in Dastuurka Soomaaliya wax laga bdelo habeen madow oo aan cidna wax laga waydiin Waa arooskii Saadiq John oo kaligii taliyaha Jabuuti ku amrayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow  inuu kala diro madaxda maamul goboleedyada oo sidiisa oo …

22nd September 2024  admin  

Madaxweyne Culusoow iyo Shariif Axmed oo Nairobi lagu dhex dhexadinayo Madaaxweyaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo meel adag ka istaagay inuu wada hadal iyo wada tashi Dastuurka ah la galo maamulka Puntland ayaa Dalka Kenya u tegay in lagu dhex dhexaadiyo …

22nd September 2024  admin  

Taliyihii reer ahaanta Muqisho uga tarxiiay Soomaaliga kale ayaa madaxweyne Xasan Culusow arintaas ku abaal mariyey. Xamda, oo ah taliyaha Ciidanka beelaysan ee NISA ee Garoonka Aadan Cade oo Soomaaliya ka tarxiishay Muwaadin Soomaliyeed ayaa abaal marin kaga heshay madaxweynaha.…

22nd September 2024  admin  

Amni xumo ka jirta Muqdisho awgeed ayaa xafiisyaddii dawlada waxa lagu wada gooyey Dhagxaan shub ah Cabsi dhanka amniga ah oo xoog leh ayaa ka taagan magaalada Muqdisho, waxayna dowladda Soomaaliya saacadihii lasoo dhaafay muujisay dhaq dhaqaaq , si looga …