Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Nadiira Cabdullaahi: Sheekada dhaqtaraddii haween iyo dhallaan badan badbaadisay balse iyadii umul-raacday Waxay ahayd dhakhtaradda kaliya ee qaabilsan qalliimada, badbaadinta hooyooyinka iyo dhallaanka ee ka howl gali jirtay isbitaalka guud ee degmada Baran ee gobolka Sanaag. Allaha u raxmadee Dr …

22nd September 2024  admin  

Faahfaahinta weerarkii ka dhacay Australia iyo ninkii ka dambeeyay agaalada Sydney, nin toorrey ku hubaysan ayaa dilay shan qof tiro kalana dhaawacay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto halkaas oo ka dhashay jaahwareer iyo kala carar sida ay goob joogayaal …

22nd September 2024  admin  

Kulankii madaxda beesha Abgaal ee Guriga Macalin weli ee Nairobi oo laysku afgaran waaey. …

22nd September 2024  admin  

Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Puntland Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ee sii xoogeystay kadib ansaxintii afarta cutub ee ka mid ah Dastuurka Federalka Soomaaliya. …